An edition of Hormuud Habaabay (Astray Leader) (2015)

Hormuud Habaabay (Astray Leader)

Milicsiga Kacdoonkii Maxaakiimta Islaamiga Ahaa (2006-2009kii)

Daabacaaddii koowaad.
  • 1 Want to read
Hormuud Habaabay (Astray Leader)
Suldaan Maxamed Suldaan Ibraah ...
Locate

My Reading Lists:

Create a new list

  • 1 Want to read

Buy this book

Last edited by MARC Bot
December 15, 2022 | History
An edition of Hormuud Habaabay (Astray Leader) (2015)

Hormuud Habaabay (Astray Leader)

Milicsiga Kacdoonkii Maxaakiimta Islaamiga Ahaa (2006-2009kii)

Daabacaaddii koowaad.
  • 1 Want to read

"Horraantii Sannadkii 2006dii, waxa soo shaac baxday awoodda Maxaakiim dhawr ah, oo si nabad iyo degganaanba ku dhisan looga aas-assay qaybo kamid ah gobolka Banaadir(muqdisho), oo ah caasimadda dalka Soomaaliya. Maxaakiimtani waxa ay ahaayeen kuwo la doonayey in ay adeeg amni u sameeyaan qaybo kamid ah bulsho-weyntii Soomaaliyeed ee Muqdisho ku dhaqnayd. Waxa jirtey in qaab beeleed loo soo agaasimay, inkasta oo Culummo Soomaaliyeed oo waaweyni gadaal ka riixayeen, dhiirri gelinna u samaynayeen suurtagalnimada Maxaakiimta Islaamiga ah. Dadka Soomaaliyeed, guud ahaan nidaam darro iyo bur-bur mood iyo noolba leh ayaa ku habsadey, waxaana taladii dalku gacanta u gashay, qab-qablayaal dagaal, ummaddiina u diidey jiif iyo joog. Midowga Maxaakuumta Islaamiga ayaa wadada u xaaray nabad iyo rajo dadweynihii doortay in ay u xukun tagaan Shareecada Islaamka. MMI, waxa ay ahayeen kuwo markiiba fuliyey adeeg deg-deg ah bulshaduna ku diirsatey, waxa ayna dib u soo celiyeen nabaddii iyo kala dambeyntii magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo badan. Haddaba buuggan "Hormuud Habaabay", waxa aan ku eegi doonnaa soo bixitaankii Maxaakuumtii Islaamiga ahaa iyo Isbahaysigii la magic baxay "Isbahaysigii Dib-U-Xoreynta Soomaaliyeed" ee lagu dhisay Asmara, dalka Ereteriya sannadkii 2007dii iyo sida hoggaankiisii isu dhiibeen, una marin habaabeen." -- cover.

"History and government in Somalia around 2006-2009" -- cataloger's judgment.

Publish Date
Language
Somali
Pages
285

Buy this book

Edition Availability
Cover of: Hormuud Habaabay (Astray Leader)
Hormuud Habaabay (Astray Leader): Milicsiga Kacdoonkii Maxaakiimta Islaamiga Ahaa (2006-2009kii)
2015, [published by the author]
in Somali - Daabacaaddii koowaad.

Add another edition?

Book Details


Edition Notes

Includes bibliographical references.

In Somali, with some text in English.

Published in
Stockholm [Sweden]
Copyright Date
2015

Classifications

Dewey Decimal Class
967.73053
Library of Congress
DT407.4 .S86355 2015

The Physical Object

Pagination
285 pages
Number of pages
285

Edition Identifiers

Open Library
OL44035752M
ISBN 10
9187223139
ISBN 13
9789187223136
LCCN
2017321592
OCLC/WorldCat
938890575

Work Identifiers

Work ID
OL32287764W

Source records

Community Reviews (0)

No community reviews have been submitted for this work.

Lists

Download catalog record: RDF / JSON