Check nearby libraries
Buy this book
Inkastoo ay dalka Maraykanka joogtay muddo dhowr sanadood ah, misna weli si fiican ulama qabsan nolosha Ameerika. Waxaa nafta u keenay oo ay nacday waraaqaha iska socda ee maalin walba guriga ugu yimaada. Waa hooyo keligeed ah oo korsota 4 carruur ah oo ay dhashay, mana haysato cid ama qof u gar-gaara ama gacan siiya. Waa keligeed iyo Allaheed.
Dhibta qurbaha iyo dhulkii iyo dadkii ay ka soo dhooftay ayaa jaah-wareerinaya Aragsan. In muddo ah goortuu ku dhega-adkaaday ninkeeda Abshir bay go’aansatay in ay iska erido, waxayna ugu yeereysaa booliiska.
Waxaa wel-wel, calool-xumo, isla-hadal aan xad laheyn ku haya nolosha ay ku nooshahay iyo wiilkeeda curyaanka ah. Waxaa waalaya xaalada qoyskii ay ka dhalatay. cid ugu garaabta, gacal iyo wehel u noqda ma haysato
Ugu danbeyntii waxay tegi Rugta Carwada Xaywaanka, waxayna halkaa ka soo iibsanaysaa Keyd-aabbe (Reserve Daddy), si uu u caawiyo Singal Maadarada iyo carruurteedaba.
Halganka adag, kharaar oo ay Aragsan marna isaga celineyso ninkeedii hore, oo ay weliba marna u hayso dareen cantar-baqash ah, marna ay isaga dhicineyso hey’addaha dowladda ee u hanqal taagaya carruurteda dayacan, wuxuu Aragsan u horkacaya nolol maskaxdeeda iyo maankeedaba raad ba´an ku reerbi karta.
Check nearby libraries
Buy this book
Previews available in: Somali
Showing 1 featured edition. View all 1 editions?
Edition | Availability |
---|---|
1 |
aaaa
Libraries near you:
WorldCat
|
Book Details
Edition Notes
Some supplementary material in english, but book is primarily in Somali.
The Physical Object
ID Numbers
Community Reviews (0)
Feedback?October 24, 2023 | Edited by Scott365Bot | import existing book |
September 27, 2023 | Edited by | IA, language, description |
November 2, 2021 | Created by ImportBot | import new book |